Slöjd‎ > ‎

a) Planering

Planering för trä- och metallslöjd

I slöjden arbetar du med bestämda arbetsområden. Du har  stor frihet att designa dina alster efter egna idéer.  Klicka på  din årskurs  och se vilka arbetsområden du kommer att arbeta med. 


Bedömning

Vid betygsättning kommer  du att bli bedömd efter din förmåga att:

·       ta egna initiativ och ansvar för ditt arbete,

·       använda dina tidigare kunskaper och erfarenheter,

·      genomföra din slöjdprocess från början till slut.
En slöjdprocess består av fyra delar,     
- idé
- planering
-genomförande 
- redovisning i ord och bild.
                                                                                                                   

          Så jobbar vi i slöjden, arabiska

المدرس هو الذي يقرر كيفية العمل في الأعمال اليدوية في منطقة العمل / الصف.

في منطقة العمل / الصف يستطيع الطالب أن يقرر كيف يكون شكل العمل اليدوي من الخارج.

العمل اليدوي يتكون من أربع خطوات:

أولاً_الفكرة:أن تقرر كيف سيكون شكل العمل اليدوي.

ثانياً_التخطيط:أن تعمل مخططاً او رسماً تخطيطياً في العمل اليدوي , تستطيع أن تعمل مخططاً أو رسماً تخطيطاً للعمل بدقة أكثر أو أقل. هكذا يتم العمل في حصة العمل اليدوي:

 

ثالثاً_الانتاج: عندما تبدأ بصنع العمل اليدوي,يجب أن يكون لديك المقدرة على أخذ زمام المبادرة وأن يكون لديك المقدرة أيضا على حل المشاكل التي قد تواجهها ,تقع المسؤولية عليك طوال الوقت وعليك أن تعمل جاهدا لتحصل على النتيجة الأفضل.

Www.slojd.nu

 
رابعاً_التقييم:ان تعرض أو تقدم عملك اليدوي مع الكلمات والصور وعليك أن توصف العمل الذي قمت به,ما هي العدّة والآلات التي استخدمتها وكيف كانت النتيجة , تستطيع أن تستخدم الكمبيوتر المحمول والموقع الالكتروني في صفحة العمل اليدوي:

عندما تنتهي من هذه الخطوات الأربع تكون قد انتهيت من عملك , التقييم والنتيجة في الأعمال اليدوية تتم حسب المقاييس والمعايير الخارجية.


Så jobbar vi i slöjden,  Somali


Sidaa awgeed waxaan ka shaqeynaa farsamada gacanta.

 

Goobta shaqadu [ workshop] waxeey ku saleysantahay shaqo

Wadajir ah oo uu macallinka habeeyo ama sida uu isaga u goaamiyo

 

Bedka ama eeriyada shaqadu waxeey ku saleeysantahay in aan ka fikirno side buu u muuqdaa ama aad umaareeysay waxa ku saabsan farsam gameedkii aad sameysay.

 

Shaqadu waxeey mareeysaa    4 afar marxaladood.

1         Fikrad ama ra`yi .

 

Sidee buu kuula muuqdaa  farsamo gacmeedkii aad sameeysay

 

2         Habgareeyn: (planera)

Waa in aad sameeysaa naqshad ama sawir ku saabsan

Farsamo gacmeedkaagu.

U sameey naqshad mid yar iyo med weynba farsamo-gacmeedkaagu  si taxadir leh oo sax ah.

 

3         Diyaargareyn: (muujin; cadeyn)

Waa in aad muujisaa oo aad soo saartaa farsamo-gacmeedkaadu iyo sida aad u xalinlaheyd awoodda shaqadu dhibkeeda.

 

4         Qiimeyn:

 

Soo bandhig farsamo gameedkaaga sawirkiisa qoraal ahaan

Iyo sawir ahaanba oo cadeey ama sharax sida aad u sameeysay naqshadda iyada ah.

 

Qalabkee ayaad isticmaashay iyo sidee beey noqotay kama

Dambeestii  natiijadu.

 

Ogeeysiin: isticmaal kombiyuutar dabadeena ku qor weebsaayitkaan farsamogacmeed.hadda(slöjd.nu.)

 

Hadda waxaad sameeysay 4tii qodob oo loo baahnaa

Shaqaaduna waad dhameeysay.

 

Qiimeyntu iyo shahadeyntu (asteyntu) waxeey ku saleeysantahay farsamog-gacmeedku hadbu sida uu umuuqdo-